Ku soo dhawow Qaybta Qaloocyada Lafaha Caruurta ee Cisbitaalka Dr. Ismail, halkaas oo aan ka caawinno caruurta yaryar inay si kalsooni leh ugu socdaan. VIDEO ga sare ka eeg sida aanu caruurta ugu hagno farxad iyo caafimaad qab.
Diyaar ma u tahay inaad aragto sida aanu ilmahaaga u caawin karno?
Riix halka ay ku qorantahay ‘HALKAN BALAN KA QABSO" si aad ilmahaaga u tusto dhakhtar takhasus dheeraad ah u leh lafaha caruurta
Dhakhaatiirta iyo kalkaaliyeyaashu halkan ayay kuu joogaan si ay u taageeraan tallaabo kasta oo ilmahaagu ku qaadayo jidkaas caafimaad qabka - Insha Allah
1
La Kulan Dhakhtarka Lafaha Caruurta
Ballanso qiimeyn dhameystiran oo uu ilmahaaga u sameynayo dhakhtarka takhasuska gaarka ah u leh lafaha carruurta
2
Hel qorshe dawo oo gaar ah
Hel qorshe dawo oo ku haboon dhibaatada ilmahaaga laga helay, ha noqoto dawo ama qalliin
3
Taageer kabashada ilmahaaga
La jaanqaad dhakhtarka iyo shaqaalaha kale muddada kooban ee ilmuhu ku soo kabanayo, farxadiisuna ay u soo laabanayso.
+252 63 7077773
drismailhospital@gmail.com
Qaybta bukaan socodka suuqu waxay ku taal huteeka deero, agagaaarka masjid jaamaca weyn. Hospitalkuna wuxuu ku yaal xaafadda Maxamed Mooge, Hargeysa
Copyright © Dr Ismail Specialty Hospital 2024. All Rights Reserved
This site is not a part of Facebook website or Facebook Inc. This site is NOT endorsed by Facebook in any way. FACEBOOK is a trademark of FACEBOOK
DISCLAIMER: Talada caafimaad waxaad ka qaadanaysaa oo keliya dhakhtarka aad la kulmayso, ama dhakhtarkaaaga gaarka ah, qoraalada aad akhrido oo dhami kuma siin karaan talo caafimaad. Mahadsanid